DIIN

Ka Faa’iideyso Fadliga Bisha Barakaysan Ee Ramadaan !

ramadaan

Tobanka Danbe ee Ramadaan Fadliga tobanka dambe Fadliga Tobanka danbe ee Ramadaan wuxuu leeyahay fadliyo iyo waxyaalo ku gaar ah, waxa ka mid ah inuu  Nebigu SCW  u dadaali jirey si aanu u dadaalin labaatankii ka horreeyey, Xaaskiisa Caa’isha ayaa tidhi RC: “Nebigu SCW wuxuu ahaa mid dadaala Tobanka danbe si aanu u dadaali jirin inta kale”. Waxay kale oo ...

Read More »

Ka Faa’iideyso Fadliga Bisha Barakaysan Ee Ramadaan

ramadaan

Witirka Witirku waa Hal rakcad ah oo lagu soo khatimo Salaadii habeenkii aad tukanaysey, waxa sugan In Nebigu SCW yidhi: ” Witirku waa xaq, kii doona ha ku witriyaysto Shan, kii doonaana Saddex, kii doonaana xabad” Markaa Qofku wuxuu tukan karaa Laba Laba kadib ayuu Mid ku soo gunnaanadi karaa, haddii uu doono wuxuu tukan karaa Shan Rakco uu marka ...

Read More »

Qiso Cibro Mudan Qiimaha Qadarta Illaahay Oo Lagu Samro

Qiso Cibro Mudan Qiimaha Qadarta Illaahay Oo Lagu Samro Qiso Cibro Mudan Qiimaha Qadarta Illaahay Oo Lagu Samro Taabiciga weyn ee Curwata Ibnu Subeyr, wuxuu ahaa Nin Caabid ah, Caalim ah, wuxuu ahaa Shakhsiyad la yaab leh, Curwa waxa dhashay Asma Abuu Bakar, waxa Aabe u ah Subayr Bin Cawaam, Waqtigii Waliid Bin Cabdi Malik uu Maamulka Muslimiinta hayey ayuu ...

Read More »

Ka Faa’ideyso Fadliga Bisha Ramadaan-Q.10aad

ramadaan

Camalada la sameeyo Bisha Ramadaan Salaada Taraawiixda. Salaada Taraawiixda oo la tukado Bisha Ramadaan asalkeedu wuxuu ka soo jeedaa Salaadii Habeenka la tukado oo ay bannaan tahay in Qofku fiidka sii tukan karo haddii uu sidaa dan moodo, ama ka baqo inuu Habeenka Saqda dhexe kici waayo. Haddaba, Salaadan oo markeeda hore ah Sunne, waxa la sharciyeey in Qofku gaarkiisa ...

Read More »

Ka Faa’iideyso Fadliga Bisha Barakaysan Ee Ramadaan-Q.9aad

ramadaan

Suxuurta & Adaabteeda Suxuurtu waxay ka mid tahay Sunaha Rasuulka, waa waxyaalaha Qofka ugu kaalmeeya inuu Soonkiisa u xoogsado, wax kasta oo Cibaadada loogu xoogsadaa waa wax wanaagsan Diintana Asal ku leh, Sidaa darteed ayaa Rasuulku wuxuu Ummadiisa ku dhiiriyey inay Suxuurta Cunaan, wuxuu Xadiis ku yidhi:  “Suxuurta, Barakay leedahaye”. Nebiga SCW & Asxaabtiisu way Suxuuran jireen, si ay Cibaadada ...

Read More »

Qiso Cibro Mudan ! Toobadii Imaamka Qacnabi

sidee ayaynu ku soo dhawan karnaa bisha ramadaan

Qiso Cibro Mudan ! Toobadii Imaamka Qacnabi Imaamka Cabadullaahi Ibn Maslama Alqacnabi wuxuu ka mid yahay Culimada xadiiska kuwa ugu waaweyn, wuxuu Sheekh u yahay Bukhaari & Muslim wuxuu ahaa Nin Nabiidka caba (Khammriga), wuxuu lahaa koox dhallinyaro ah oo ay wada sharaabaan, Maalin isagoo hor fadhiya Meeshii ay Nabiidka ku cabi jireen oo kooxdiisii sugaya, ayaa waxa soo hor ...

Read More »

Qiso Cibro Mudan: Xalaal Quudashadu waa Liibaanta :

duco

Qiso Cibro Mudan: Xalaal Quudashadu waa Liibaanta :   Qarnigii Koowaad ee Hijriga waxa jirey Wiil Dhallinyaro ah oo Alle ka cabsi badan, wuxuu ahaa mid Arday ah, laakiin faqiir ah, Maalin Maalmaha ka mid ah ayaa waxa qabatay gaajo daran, wuu soo baxay si uu u raadsado wax uu cuno isagoo Dariiqa socda ayuu arkay Beer aad u baxday, ...

Read More »

Ka Faa’iideyso Fadliga Bisha Barakaysan Ee Ramadaan-Q.5aad

ramadaan

Ka Faa’iideyso Fadliga Bisha Barakaysan Ee Ramadaan-Q.5aad  RAYAAN: Kitaab Koobsaday waajibaadka, Fadliga iyo Qisooyin ku Duugan Bisha Ramadaan   Waxyaalaha Soonka Jebiya   Soonka Waxa jebiya: 1.In Qofku gaaloobo (Illaah ayaan ka magan galnay), sida isagoo Diinta caaya ama Rasuulka, ama Diinta Quudhsada, iwm.Haddii Qofkii soomanaa Diinta ka baxo wax Soon ahi uma jiro, dhammaan Cammalkiisuna wuu burayaa, Allaah ayaa ...

Read More »

Qiso Cibro Mudan Oo Ka Hadlaysa Xalaal Miiradka Waa Lagu Liibaanaa !

duco

Qiso Cibro Mudan !   Xalaal Miiradka Waa Lagu Liibaanaa Xaafidka Ibnu Rajab kitaabkiisa (Dayl Dabaqaat Alxanaabila) wuxuu ku sheegay markii uu u ka waramayey Taariikhda Qaadiga Abu Bakar Al Ansari Al basaar wuxuu yidhi: Waxaan joogey Makka, Maalin Maalmaha ka mida ayaa waxa I qabtay Gaajo aad u daran, waxaan u soo baxay Magaalada bal inaan wax cunto ah ...

Read More »

Ka Faa’iideyso Fadliga Bisha Barakaysan Ee Ramadaan-Q.4aad

ramadaan

  RAYAAN: Kitaab Koobsaday waajibaadka, Fadliga iyo Qisooyin ku Duugan Bisha Ramadaan  Xikmada iyo Faa’iidooyinka Soonka        Illaahay SW wax kasta oo uu abuuray iyo Sharci ama Cibaado kasta oo uu jideeyey wuxuu ka leeyahay xikmad iyo ujeedooyin qiima badan oo uu uga jeedo, xikmadahaas aan inagu garano ama aan ka jaahil noqonee waxa waajib ah in aan ...

Read More »