CIYAARO

Maxaad Ka Taqaanaa Adeega Garsoor Ee Lagu Daah-Furay Koobka Kubbada Cagta Adduunka Ee Ka Socda Ruushka ?

Soccer Football - World Cup - Group H - Senegal vs Colombia - Samara Arena, Samara, Russia - June 28, 2018   Colombia's Yerry Mina reacts as Referee Milorad Mazic awards Senegal a penalty before the decision is reversed following a VAR review   REUTERS/Carlos Garcia Rawlins

Tartanka Kubbada Cagta Adduunka ee ka socda Dalka Ruushka ayaa waxa lagu daah-furay adeeg cusub oo ah mid caawinaya garsoorayaasha ciyaarahani, Adeegan ayaa waxa magaciisa la yidhaa Var waxaana loo soo gaabiyay “Video Assistant Refree”, waxaana  macnaheedu yahay Garsooraha Muqaaleed ee Caawiyaha ah. Hadafka loo adeegsaday Adeegani Casriga ah ayaa waxa uu ahaa in muranka iyo khilaafka ay ciyaartooyaga dhexdoodu ...

Read More »

Duruufaha Ciyaaraha iyo Dhallinyarada: Imtixaan Horyaalla Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland

aa

Tartankii Xisbiyadu wuu dhammaaday, loolankii iyo ololhii wey dhammaadeen, Doorashadii Madaxtooyada waa la galay, Guddiga Doorashooyinka Qarankuna shalay ayey soo saareen natiijadii hordhaca aheyd ee doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee dalka ka qabsoontay 13kii bishan Noofambar ee 2017, waxaana ku guuleystay murrashaxiintii Xisbiga Kulmiye ee kala ahaa Madaxweyne Md Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne ku xigeen Md Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ...

Read More »

Jana Novotna: Xiddigtii Tennis-ka Oo Geeriyootay

bb

Jana Novotna oo hore ugu guuleysatay tartanka Tennis-ka ee Wimbledon ayaa geeriyooday iyadoo ay da’deedu ahayd 49 jir. Haweenaydan ayaa u geeriyootay xanuunka Cancer-ka oo ay muddo dheer la tacaalaysay, waxaana sida uu xaqiijiyey xidhiidhka haweenka Tennis-ku ay ku dhex geeriyootay qoyskeeda oo dhinacyo taagan. Novotna oo u dhalatay waddanka Czech ayaa ku guuldarraysatay tartanka Wimbledon sannadihii 1993 iyo 1997 ...

Read More »

Ramos Oo Sanku Ku Jabay Ciyaartii Derbiga Madrid

Untitled

Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa sanku jabay ciyaartii barbar dhaca gool la’aanta ah ku dhamaatay Sabtidii ee Darbi Madrid oo ay kooxdiisu kaga hortagtay naadiga Atletico Madrid. Kooxda haysata horyaalnimada naadiyada Yurub, Ayaan ilaa hadda xaqiijin ama sheegin wakhti cayiman oo laacibkooda difaaca birta ahi uu garoomada dib ugu soo noqon doono. 31 jir Ramos, ayaa waxaa ...

Read More »

Wiil Uu George Weah Dhalay Oo Xulka US Saddex Gooley U Dhaliyey Koobka Aduunka

q

Marka aad tahay wiil uu dhalay ciyaaryahan xidiga aduunyada mar noqday, way fududahay inaad ku fiicnaato shaqada laga qabto goolka hortiisa. Waana sababta wiilka uu dhalay xidigii hore ee naadiga AC Milan afka hore uga ciyaari jiray ee George Weah uu aabihii uga dhaxlay qayb kamid ah xirfadiisii. 17 jirkan ku dhashay magaalada New York, ee heshiiska la saxeexday naadiga ...

Read More »

Milan: Montella Meelna Uma Socdo

q

Maamulka sare ee kooxda AC Milan ayaa ku hagoogtay tababare Vincenzo Montella kadib markii ay kooxda ku jabtay kulankii ay Axaddii la ciyaartay naadiga ay aadka u xafiiltamaan ee Inter Milan. Inter ayaa Milan ku garaacday 3-2 ciyaar aad caalamka looga daawaday. Saddexda goolba waxaa Inter u saxeexay weeraryahankooda Mauro Icardi, halka labada gool ee Milan ay kala dhaliyeen Suso ...

Read More »

Green Bay Packers: Aaron Rodgers Oo Dhaawac Muddo Dheer Ah Ku Maqnaanaya

q

Laacibka kooxda Green Bay Packers ee Aaron Rodgers ayaa garoomada ka maqaanaya inta ka hadhay xili ciyaareedka horyaalka NFL ee dalka Maraykanka ee shanta toddobaad ee kaliya socday. Aaron Rodgers ayaa ku dhaawacay ciyaar ay kooxdiisu ku khasaartay oo ay iskaga hor yimaaddeen Minnesota Vikings, taas oo si toos ah looga daawanayay shabakadda ciyaaraha ee Cadalool. Ciyaartaas oo ku dhamaatay ...

Read More »

Tottenham Oo Guushii Ugu Horreysay Ee Ay Geggida Wembley ku Gaadho ku ciqaabtay Bournemout

1

Tottenham ayaa hoosta ka xariiqday guushii ugu horeysay horyaalka ee ay ku gaadhaan geggida Wembley iyadoo  Christian Eriksen goolkii guusha ee uu saxeexay qaybtii dambe ku karbaashtay Bournemouth. Iyadoo dhibcihii ugu badnaa ku urursatay afartii ciyaarood ee ay Horyaalka ku yeesheen xili ciyaareedkan, waxaanay ahayd guushii koobaad ee afartii kulan ee u dambeeyey ee ay ku ciyaaraab garoonka Wembley oo ...

Read More »

Crystal Palace Oo Tuntay Chelsea Si Ay Dhibicdii Ugu Horreysay Horyaalka U Xoogsato

1

Wilfried Zaha ayaa u dhaliyey goolka guusha ee Crystal Palace ku tuntay kooxda horyaalka difaacanaysa ee Chelsea si ay u hesho guushii ugu horeysay ee ay horyaalka Premier League ka gaadho xili ciyaareedkan. Palace ayaa guuldaraysatay dhamaan todobadii ciyaarood ee ay hore horyaalka u soo ciyaartay – oo ay ku jiraan saddex ciyaarood oo ah kuwa laga badiyey intii uu ...

Read More »

Liverpool Oo Ka Faa’iidaysan Weyday Fursadii Manchester United Ee Anfield

1

Walow ay si weyn uga gacan saraysay kooxda ka soo horjeeday ee Manchester United, haddana Liverpool iyo tabobareheeda Klopp waxay u ahayd maalin kale oo jah-wareer, iyagoo ku sugnaa garoonkooda Anfield ciyaarttan ay fursadaha badan iska khasaariyeen ee barbar dhaca ku dhamaatay, waxaanay imika u noqonaysaa inay ciyaar kaliya guuleysteen siddeedii ciyaarood ee u dambeeyey. Kooxda dhar casta ah ayaa ...

Read More »