ARAGTIDA BULSHADA

Muxuu Hailemariam Isku Casilay ?

630b7320-64b5-4f07-b68b-98d810a0ec93

Tan iyo markii uu yimmi Hailemariam xukunka, waxay Ethiopia u muuqatay mid ay soo food saartay diciif xagga hoggaanka ah. Iscasilaadiisu waxay noqon kartaa isbehaysigiisa EPRDF, Inay fursad u helaan inay soo doortaan hoggaamiye adag. Raysal wasaaraha,  ayaa u gudbiyay istiqaaladiisa si ay Dalka dib u eegis loogu sameeyo dhinaca nabada iyo horumarka Dalka ah. Rabshadaha ka taagan Dalkaasi ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac ...

Read More »

Madaxweyne Wasaaradda Maaliyadda Iyo Baanka Dhexe Waxay U Muuqdaan ‘Maxay Ku Jigi, Maxayse Ka Jaqi..?

Mowliid-Aadan-Cumar

Madaxweyne, Dalka waxa ka saari dhibaatada dhaqaale ee Sicir-bararka iyo kobcinta dhaqaale waa W. Beeraha, W. Ganacsiga, W. Xoolaha iyo Kalluumaysiga, Rugta Ganacsiga Somaliland iyo Ganacsatada guud ee Dalka, oo ay hormood u noqdaan Wasaaradda Maaliyadda iyo Baanka dhexe. Haddaba Mudane Madaxweyne, Wasaaradda Maaliyadda iyo Baanka dhexe waxaynu uga fadhinaa waa dejinta Qorshaha iyo hoggaaminta hawl-galka kobcinta Dhaqaalaha Dalka iyo ...

Read More »

Haddii Shacabka Somaliland Ka Go’antahay Wax Soo Saar, Waa Inay Fadhiga Ka Kacaan ‘Nimaan Shaqaysan Shaah Ma Cabo’

FB_IMG_1514138084284

Waxa hubaal ah in aadamuhu uu gaadhi karo hadafkiisa haddii ay ka go’antahay, waxaana xaqiiq ah in go’aan qaadashada saxda ahi ay tahay aasaaska nolosha qofka, taasi oo u horseedi karta guul iyo barwaaqo. Waxaan idinla waddaagayaa dhacdo mucjiso lagu tilmaamay oo ka dhacday Dalka China oo muujinaysa siday dadka u dhashay dalkaasi uga go’antahay inay wax qabsadaan taasi oo ...

Read More »

Warqad Furan oo ku Socota Madaxweynaha J.S.L

IMG_8080 (4)

Warqad Furan oo ku Socota Madaxweynaha J.S.L UJ:  Xalka Saxmadda Hargeysa ee  xad Dhaafka ah (Blue Print) Mudane Madaxweyne, Marka hore waxaanu kugu salaamaynaa Salaanta Islaamka ee Qaalliga ah, Annaga oo ah Aqoonyahanada magacaydoodu hoos ku xusan yihiin waxaanu halkan Mudane Madaxweyne kuugu  soo gudbinaynaa dhibta soo wajahday Caasimada Hargeysa gaar ahaan suuqa dhexe oo Saxmaddu aad u cakiran tahay ...

Read More »

Madaxweyne Si Hiraalkaagu Midho Dhal U Noqdo Ha Colaadsan Saxaafadda Ee Danta Guud Ka Wada Shaqeeya

barkhad-ladiif

“Saxaafaddu waa xidhiidhiyaha shacabka iyo Madaxda” Dalka horumaray waxay saxaafadu u tahay tiirka afraad ee dawladdu ka kooban tahay, dawladdu waxay ka kooban tahay fulin, sharci dejin iyo Garsoor, waxa hadda lagu daraa oo kaalin weyn oo aan laga maarmi Karin noqotay warbaahinta oo awood aan la dhayalsan Karin ah. Dunida horumartay waxa horumarkaasi kaalin muuqda ka qaatay waa saxaafadda ...

Read More »

Hambalyo Meher Farxad leh: Yaasir iyo Isra

Hambalyo

Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax, Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeel Guddoomiyaha/Mulkiilaha Warbaahinta Himilo Media Group Madar Cabdi Axmed, Tifaftiraha Wargeyska Himilo Cabdiqaadir Aadan Carab, Madaxa Maamulka Wargeyska Himilo Cabdillaahi Maxamed Axmed (Calan-cas), Madaxa Iibka iyo Suuq-geynta Wargeyska Himilo Cabdi Cali Haybe, Mubaarig Axmed Aadan Gabyaaye, Muna Cabdi Cali Weyd, Mowliid Aadan Cumar, Axmed Rashiid (Akram), ...

Read More »

Waa Maxay Dhaqanka wanaagsan?

ibraahim iid

ILAAHAY ayeynu ugu mahadnaqaynaa nimcooyinka uu ina siiyay, isgaanu gargaar ka dalbaynaa danbi dhaafna weydiisanaynaa. Wanaajinta dhaqanka iyo akhlaaqdu waa ujeedada koowaad ee uu siday Nebi Maxamed (CSW) waxa uu yidhi, “Waxa la ii soo diray si aan u dhameystiro akhlaaqda wanaagsan” waxa laga doonayaa ummadda islaamka inay ku sifowdo dhaqan wanaagsan, qof kasta oo muslim ahi waa inuu dabaqo ...

Read More »

Labbiskii Cusbaa Ee Imbaraadoorka-By Hans Christian Andersen, waxaana tarjumay Garyaqaan Maxamed Axmed Cabdi Bacaluul

garyaqaan bacaluul

Bari hore waxa jiri jiray Nin Imbaraadoor ahaa oo labbiska cusub aad u jeclaan jiray, Dan kamuu lahaan jirin arrimaha taagan ee hadba lasoo darsa Imbaradooriyada uu xukumo, dagaallada lagu jiro, tirada ciidammada ee kaga dhinta, iyo duruufaha nololeed ee ay la noolyihiin dadka uu u taliyo. Wuxuu dadka usoo bixi jiray uun maalinta uu xidho dhar cusub oo loo ...

Read More »

Hoggaan Daacad Ah Iyo Caqli Wanaagsan Ayaa Hodan Lagu Noqda:-W/Q Cabdiraxmaan Cadami

Cabdiraxmaan Cadami

Dalalka dunida saddexaad qaarkood waxa laga helaa kheyraad dabiici ah oo faro badan sida Shidaalka, noocyo macdanaha ka mid ah, dhul beeraha hodan ku ah, xeebo dhaadheer iyo wabiyo aan gudhin, kuwo kalena ma laha khayraad lagu tilmaami karo, islamarkaana masaafad ahaan waxay aad uga yar yihiin Somaliland, hase ahaatee waxay ka horumarsan yihiin dawlado waaweyn oo khayraadka dabiiciga ah ...

Read More »

Somaliland waxay leedahay Ciidan Qaran oo leh awood, Taliye Hoggaamin iyo hoodo dagaal leh

Sawirka Maqaalka Mowliid

Madaxweynaha Muqdisho Mr. Armaajo waxaanu leeyahay fiiri: Somaliland waxay leedahay Ciidan Qaran oo leh Awood, Taliye Hoggaamin iyo hoodo-dagaal leh, Madaxweyne Halgamaa ah oo horena kuu jabiyey, Shacab heegan ah oo Hareerro tuban Ciidankooda. Sidaasi awgeed waxaan Madaxweynaha Muqdisho oranahayaa Mr. Armaajo fidmada iyo dagaalka aad gelinayso Shacabka Puntland adigaa Dambarsan doona, adigaa dhandhami doona dhiigga aad horseedka ka tahay, ...

Read More »