SOMCABLE

Akhriso Nuxurka Heshiiska Saddexda Xisbi Qaran Ka Gaadheen Khilaafkii U Dhaxeeyey

Hargeysa, (Himilo)-Saddexda Xisbi Qaran ee JSL ee kala ah Kulmiye, Ucid, Waddani ayaa markii u horreysay heshiis ka gaadhay khilaafkii muddada dheer u dhexeeyey ee ku qotomay qabsoomida doorashooyinka iyo Guddida Doorashada Qaranka.

haddaba, heshiiskan saddexda Xisbi ayaa waxa uu ku yimmi dhexdhexaadinta Beesha Caalamku, sidaasi awgeedna qodobada heshiiska ay wada gaadheen ayaa waxa uu u dhignaa sidan:-

HALKAN KA AKHRISO HESHIISKA SADDEXDA XISBI



Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

Leave a Reply