SOMCABLE

Agaasimaha Cusub Ee Tv-ga Qaranka Oo Maanta Xilka La Wareegay

Hargeysa (Himilo) – Munaasibad lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland, ayaa waxa xilka kula wareegay Maareeyaha cusub ee Telefiishanka Qaranka, Maxamed Xasan Cali (Weji).

Munaasibadda uu Mudane Weji xilka kula wareegay oo uu aanu ka soo xaadirin Agaasimihii hore ee Xilkaa laga qaaday Muuse Faarax Jaambiir, ayaa waxa khudbado ka soo jeediyey Masuuliyiin uu ka mid yahay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo.

 Himilomedia.com/Hargeisa Office

Leave a Reply