SOMCABLE

Afhayeenka Madaxtooyada Oo Soo Saaray Muuqaal Uu Ku Muujinayo Sharcinnimada Xadhiga Xildhibaan Dhakool

Hargeysa, (Himilo)-Afhayeenka Madaxtooyada JSL Mudane Maxamuud Warsame Jaamac ayaa goor dhaweyd soo saaray muuqaal uu kaga hadlayo sharcinnimada xadhiga Xildhibaan Dhakool oo ka tirsan Golaha Wakiillada oo maamihii u danbeeyey ku xidhnaa Xarunta Ciidanka Dambi baadhista ee Hargeysa, isla markaana Xukuumadda si ba’an loogu dhaliilay xadhigaasi.

sidaasi awgeed, Muuqaal uu Afhayeenku soo saaray ee uu arrintan kaga hadlayo oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay Wargeyska Himilo ayaa waxa uu u dhignaa sidan:-

HALKAN KA DAAWO

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

Leave a Reply