SOMCABLE

About us

Himilo Media Group, Waa Adeegaha Bulshada !

Warbaahinta Himilo Media Group oo ka kooban Wargeyska Maalinlaha ah ee Himilo oo ka soo baxa Hargeysa, Mareegta Wararka iyo Barnaamijyada ee Himilomedia.com iyo Weliba Barta Youtube-ka ee Himilo Online, waxaad ka helaysaa Wararka Caalamka oo dhan, iyadoo aanu si gaar ah diiradda u saareyno Dhacdooyinka Bulshada Soomaalida.

Adigoo Gurigaaga Ama Xafiiskaaga jooga ka Akhriso ama ka Daawo Himilomedia.com Warar Xaqiiqo ku salaysan.

Ha Iloobin Inaad ka mid noqoto Saaxiibbada Himilo Media Wararkeeda ku hela Khadadka Internet-ka ee Facebook, Twitter, Google plus iyo….

Like garee ama Share garee Warkaad Xiisayso oo la wadaag Saaxiibbadaa.